Maamulka Ardayda
Diiwaangeli ardayda, habee xogtooda, kuna xidh fasallada ay dhigtaan.
MarkizPlus waa nidaam casri ah oo kuu fududaynaya maamulka dugsiga Qur'anka, ardayda, macallimiinta, Lacagaha xaadiriska iyo horumarka waxbarashada, dhammaan hal meel.
Maamulka dugsiga oo xogtiisu isugu timaaddo hal meel.
Soo-koobidda hawlaha dugsiga
MarkizPlus waa nidaam loo sameeyey in lagu casriyeeyo maamulka dugsiyada Qur'aanka. Waxa uu isku keenayaa hawlaha muhiimka ah ee dugsiga, isaga oo yareynaya shaqada gacanta lagu qabto, fududaynayana maamulka ardayda, macallimiinta iyo waxbarashada.
Maamulayaasha iyo macallimiintu waxay hal nidaam kaga diiwaangelin karaan xogta ardayda, xaadiriska, lacagaha, casharrada iyo imtixaannada, si hawl maalmeedka dugsigu u noqdo mid habaysan oo sahlan in lala socdo.
Baro sida uu u shaqeeyoHawlaha maamulka iyo waxbarashada dugsigaaga ku habeey meel keliya.
Diiwaangeli ardayda, habee xogtooda, kuna xidh fasallada ay dhigtaan.
Maamul xogta macallimiinta, una qoondee fasallada ay wax ka dhigaan.
Diiwaangeli xaadiriska maalinlaha ah, kana eeg warbixinnada maqnaanshaha.
Diiwaangeli taxdiidka ardayga, lana soco ardeyga .
Diwaan gali ka bixista casharrada ardayda, lana soco horumarkooda.
Maamul imtixaannada, geli dhibcaha, lana soo dag kashfiga ardayda.
Habee fasallada, ardaydooda iyo macallimiinta wax ka dhigaya.
Ka eeg xogta ardayda, xaadiriska iyo imtixaannada si aad ula socoto dugsiga.
Diiwaangeli oo la soco lacag-bixinta la xiriirta hawlaha dugsiga.
Nidaam habaysan wuxuu maamulka dugsiga ka dhigaa mid la fahmi karo, lana socodkiisu fudud yahay.
Yaree waqtiga ku baxa hawlaha maamulka ee maalinlaha ah.
Hawlaha muhiimka ah ee dugsiga ku maamul hal nidaam.
Xogta ardayda, macallimiinta iyo fasallada si nidaamsan u hay.
Si fudud ula soco xaadiriska iyo horumarka ardayda.
Ka faa'iidayso xogta dugsiga si aad go'aan uga gaadho.
Yaree waraaqaha iyo hawlaha gacanta lagu qabto.
Nidaamkaaga dugsiga u habee si tartiib ah, adigoo ka bilaabaya xogta aasaasiga ah.
Nala soo hadalNala soo xiriir si aad u ogaato sida dugsigaagu ugu bilaabi karo MarkizPlus.
Marka nidaamka dugsigaaga loo diyaariyo, ku dar ardayda, macallimiinta iyo fasallada.
Maamul xaadiriska, taxdiidka, lacagaha, casharrada, imtixaannada iyo warbixinnada.
Ku bilow hab maamul oo fudud, nidaamsan, casri ah. Baro sida MarkizPlus uga caawin karo dugsigaaga.
Ma doonaysaa inaad wax badan ka ogaato MarkizPlus? Nala soo xiriir WhatsApp si aad xog dheeraad ah u hesho.
Farriin toos ah noogu soo dir WhatsApp. Waxaan kuugu jawaabi doonnaa sida ugu dhakhsaha badan.
Noo sheeg waxa aad ka doonayso nidaamka, kooxdayaduna waxay kaaga jawaabi doontaa farriin toos ah.
WhatsApp ku fur+252 67 2138420